Askar katirsan Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Deni oo Dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray…

Ciidamo katirsan ilaalada Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray shil gaari oo ka dhacay halka loo yaqaano dalcada karin-dhiig ee gobolka Nugaal . Inta la xaqiijiyay afar askari oo katirsan ciidamada ilaalada Madaxweynaha Puntland ayaa shilkan ku geeriyooday halka lix kalana ku dhaawacmeen, askarta dhaawacantay ayaana loola caray isbitaal kuyaalla magaalada … Continue reading Askar katirsan Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Deni oo Dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray…